Puntland oo Dowlad deegaanka u gacan gelisay Madaxii hore ee Xabsiga Jeel Ogaadeen

Mas’uuliyiinta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa  xaqiijiyey in la qabtay nin horey madax uga soo ahaan jiray xabsiga lagu magacaabo Jeel Ogaadeen oo ku yaalla magaalada Jigjiga. Ninkan ayaa lagu magacaabaa Xasan Axmed Ibraahim “Xasan Dheere” waxaana la sheegay inay xalay qabteen ciidamada amniga ee Puntland, iyagoo ku wareejiyey ciidamada Maamulka Soomaalida. Waxaa Xabsigan ka dhaceen … Continue reading Puntland oo Dowlad deegaanka u gacan gelisay Madaxii hore ee Xabsiga Jeel Ogaadeen